Ciidamo Itoobiyaan ah oo laga sagootiyey Magaalada Kismaayo (Daawo Sawirro)

Munaasabad billado lagu guddoonsiinayay Ciidamo ka tirsan AMISOM ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada hoose. Ciidamadan oo ka socday dalka Itoobiya ayaa waxay dhameysteen shaqo howleedkoodii howlgalka AMISOM oo ahayd muddo hal sano ah. Madaxweynaha Juballand, Taliyaha AMISOM iyo sidoo kale Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia ayaa ka qeyb galay munaasabadaas Ciidamada … Continue reading Ciidamo Itoobiyaan ah oo laga sagootiyey Magaalada Kismaayo (Daawo Sawirro)